Isniin, Maarso 16, 2026 (HOL) – Sagaal xildhibaan oo ka socda Soomaaliya, kana mid noqonaya Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika ee East African Legislative Assembly (EALA), ayaa maanta lagu wadaa in lagu dhaariyo magaalada Arusha ee dalka Tanzania.
We use cookies to ensure that we give you the best experience on our website. If you continue to use this site we will assume that you are happy with it.