Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Home
    • Contact Us
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms Of Service
    • Advertisement
    Sunday, July 19
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest Vimeo
    ABS Africa TV
    • Breaking News
    • Trending
    • Africa News
    • World News
    • Features
    • Technology
    • More
      • Sports
      • Politics
      • Culture
      • Lifestyle
      • Travel
      • Business
      • Environment
      • Legal
      • Health
      • Cameroon
      • Ambazonia
      • AfroSingles
      • Environ/Climate
      • Editorial
      • The Leak Magazine
    • Donate
    Subscription
    ABS Africa TV
    Home»Features»Xildhibaanada Soomaaliya ku matalaya baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika oo maanta la dhaarinayo
    Features

    Xildhibaanada Soomaaliya ku matalaya baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika oo maanta la dhaarinayo

    Billy JohnsonBy Billy JohnsonJuly 19, 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
    Post Views: 6

    Isniin, Maarso 16, <a href="https://absafricatv.com/freda-rhymz-nominated-for-best-female-rap-act-at-2026-afrimma/” title=”Freda Rhymz nominated for Best Female Rap Act at 2026 AFRIMMA”>2026 (HOL) – Sagaal xildhibaan oo ka socda Soomaaliya, kana mid noqonaya Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika ee East African Legislative Assembly (EALA), ayaa maanta lagu wadaa in lagu dhaariyo magaalada Arusha ee dalka Tanzania.

    Tallaabadan ayaa loo arkaa marxaladdii ugu dambeysay ee Soomaaliya ku biirayso qaab-dhismeedka hay’adaha ururka Bariga Afrika, iyadoo Mogadishu ay ka gudbayso kaalintii ka-qaybgalka una gudbayso heer ay si buuxda uga qayb qaadato go’aan-qaadashada sharci-dejinta ee gobolka.

    Marka xildhibaanadu qaadaan dhaarta ku xusan heshiiska East African Community, waxay heli doonaan awood ay kaga qayb qaataan doodaha golaha, dejinta siyaasadaha ganacsiga ee dalalka xuduudaha wadaaga, iyo codbixinta sharciyada gobolka ee saamaynaya Geeska Afrika iyo guud ahaan Bariga Afrika.

    Dhaarta xildhibaanadan ayaa dhacaysa iyadoo wali uu furan yahay dacwad sharci oo laga gudbiyay habkii loo doortay, taas oo ka socota maxkamadda East African Court of Justice.

    Dhageysiga kama dambaysta ah ee dacwadda ayaa loo qorsheeyay 19-ka Maarso, sida ay hore u shaacisay maxkamaddu.

    Maxkamaddu waxay sidoo kale ku wargelisay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ka soo qayb gasho fadhi dhageysiga. Haddii aysan soo xaadirin, maxkamaddu waxay sheegtay inay sii wadi doonto dacwadda isla markaana ay ku dhawaaqi doonto go’aankeeda kama dambaysta ah.

    Sagaalka xildhibaan ee Soomaaliya matalaya ayaa hadda ku sugan xarunta East African Community ee magaalada Arusha, iyagoo sugaya in si rasmi ah loo dhaariyo.

    Dhanka kale, shir dhawaan ay yeesheen madaxda dalalka xubnaha ka ah ururka ayaa lagu go’aamiyay in dal kasta oo xubin ah uu bixiyo mushaharka xildhibaanadiisa ka tirsan Baarlamaanka EALA.

    baarlamaanka Bulshada matalaya Soomaaliya Xildhibaanada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Billy Johnson
    • Website

    Related Posts

    The Myth of East African Federation: Between Lip Service and Institutional Failure

    July 19, 2026

    Sahara Group wins 31

    July 19, 2026

    Long battle for SA carmakers to reach top of the pile again

    July 19, 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Search
    Latest Post

    All Blacks coach makes candid revelation on what he expects from South African tour

    July 19, 2026

    Watch Argentina vs Spain World Cup knockout match: Start time, TV channel, streaming

    July 19, 2026

    Scientists confirm new monkey species in DR Congo

    July 19, 2026

    The Global Economy Is Entering a New Phase of Interlocking Crises – Jordan News 

    July 19, 2026

    Health Experts Raise Alarm Over Rising Cervical Cancer Cases

    July 19, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • TikTok
    ABS TV and ABS Network News is a leading Pan-African 24/7 broadcasting network delivering nonstop news, talk shows, lifestyle programs, and digital media content worldwide through Satellite, Streaming Platforms, and Roku TV.
     
    Based in the United States, we connect Africa to the world while empowering creators, journalists, and brands through innovative media and broadcasting services.
    Facebook X (Twitter) Pinterest WhatsApp Instagram

    Our Picks

    All Blacks coach makes candid revelation on what he expects from South African tour

    Watch Argentina vs Spain World Cup knockout match: Start time, TV channel, streaming

    Scientists confirm new monkey species in DR Congo

    Most Popular

    The Global Economy Is Entering a New Phase of Interlocking Crises – Jordan News 

    Health Experts Raise Alarm Over Rising Cervical Cancer Cases

    NEET-UG: NTA warns against fake, AI-generated OMR sheets; legal action may follow

    © 2026 Copyright. All Rights Reserved by ABSAFRICATV
    • Privacy Policy
    • Terms of Services

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    We use cookies to ensure that we give you the best experience on our website. If you continue to use this site we will assume that you are happy with it.